Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Joogtada ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dawladda Federaalka iyo Soomaaliland.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Joogtada ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dawladda Federaalka iyo Soomaaliland.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Kulankaan ay guddiga Joogtada ee Golaha aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaateen Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo wada hadalada Dawladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland ayaa waxaa looga hadlay howsha balaaran ee hor taalla guddigaan.

Kulankaan markii uu soo gabo-gaboobay ayaa waxaa warbaahinta Qaranka la hadlay Guddoomiyaha Guddiga dhab u heshiisiinta iyo wada hadalada Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedka Somaliland Cabdullaahi Siikh Ismaaciil, isaggoo sheegay in wada-tashi ay la yeelanayaan qaybaha kala duwan ee Bulshadda Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa dhankiisa sheegay in guddigaan ay hor-taallo howl-badan, dadka soomaaliyeedna ay kala maarmin meel kasta oo ay joogaan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowaan  u magacaabay  Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.
     
Previous Post

Wasiirka warfaafinta XFS oo magacaabay afhayeenka cusub ee wasaarada

Next Post

QM oo 18.7 Milyan oo Doollar ku bixisay fatahaadaha ka dhacay Soomaaliya

Next Post
Daawo Sawirrada: Wabiga Shabeelle oo qarka u saaran in uu ku fataho deegaanno hor leh

QM oo 18.7 Milyan oo Doollar ku bixisay fatahaadaha ka dhacay Soomaaliya

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In