Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mucaaradka Tanzania oo qaadacay doorasho berri ka dhacaysa dalkaasi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mucaaradka Tanzania oo qaadacay doorasho berri ka dhacaysa dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xisbiyadda siyaasadeed ee mucaaradka ah ee ka jira dalka Tanzania ayaa diiday inay ka qeyb galaan doorashooyin hoose oo maalinta birri ah ka dhacaya dalkaas

Madaxda xisbiyada Tanzania ayaa sheegay in sababta ay u diideen inay ka qeyb galaan doorashadda ay tahay kadib markii ogaadeen in dawladu doonayso inay codadka ku shubato.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

Warbaahinta dalka Tanzania waxay sheegeen in illaa 6 xisbi suyaasadeed ay diideen inay ka qeyb qalaan doorashadaan oo gogo xaar u ah doorashadda guud ee dalkaasi ka dhacaysa sanadka dambe ee 2020,ka.

Afhayeen u hadlay xisbiyadda diiday inay doorashadda ka qeyb galaan ayaa dawlada ku eedeeyay inay codadka musuqmaasuqdo oo ay ku shubato.

Doorashadda birri ka bilaabaynaysa dalka Tanzania oo mid hoose ah waxaa lagu laka xulanayaa xildhibaanadda dalkaas waxaana sharaxan in ka badan 300 oo kun oo musharax oo doonaya inay xildhibaano noqdaan.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo anxiyay sharciga Golaha Mihnadlaayasha Caafimaadka Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta XFS oo war ka soo saartay baaqashada muxaadarado uu qaban lahaa Shiikh Umal.

Next Post
Wasaaradda Warfaafinta oo beenisay Warqad been abuur ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir Hilaal.

Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta XFS oo war ka soo saartay baaqashada muxaadarado uu qaban lahaa Shiikh Umal.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In