Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta xukuumada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay baaqashada muxaadaradii la qorsheynaayay in uu qabto Shiikh Maxamed Cabdi Umal.
Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday...