Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo mallaayiin dul dhigay xunin ka tirsan Al-shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo mallaayiin dul dhigay xunin ka tirsan Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in $5 Million oo doollar ay siineyso cidii soo sheegta xog horseedi karta in la soo qabto Jehad Serwan Mostafa oo ah Muwaadin u dhashay Mareykanka oo asalkiisa yahay Kurdi Suuriyaan ah, kaasoo ka barbar dagaalama Al-Shabaab.

FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in Jehad Serwan uu Al-Shabaab ku biiray sanadkii 2006-dii, waxaa la rumeysan yahay inuu yahay Muwaadinka Mareykanka ee ugu sareeya Urur Argagixiso oo dibadda ah.

Related posts

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026

Mostafa ayaa sidoo kale la sheegay inuu yahay ninka ugu sareeya Al-Qaacida, gaar ahaan Al-Shabaab dhexdooda, waxaa kaloo uu ahaa Madaxa Ajaaniibta Al-Shabaab.
Mostafa wuxuu ku dhashay Wisconsin, waxaana uu ku soo barbaaray agagaarka Serra Mesa ee magaalada San Diego ee Gobolka California.

Sanadkii 2011 ayuu ka soo muuqday Kaamka Aala Yaasir oo ku yaalla Shabeellaha Hoose, xilligaasoo dad ka soo barakacay abaarihii ay Al-Qaacida ugu qeybisay deeq raashin, waxaa uu ahaa Ergeyga Al-Qaacida u soo wakiilatay gaarsiinta deeqdaas, waxaana uu ku hadlayay luqada Ingiriiska.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo ansixiyay qodobo dhowr ah.

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo Agabyo kala duwan u qeybiyay Qoysas danyar ah+Sawirro.

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo Agabyo kala duwan u qeybiyay Qoysas danyar ah+Sawirro.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Agabyo kala duwan u qeybiyay Qoysas danyar ah+Sawirro.

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Jabuuti

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda...

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In