Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha degmooyinka Waaberi iyo Dharkiinleey oo kulan kama dambeys ah caawa wada ciyaaraya.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kooxaha degmooyinka Waaberi iyo Dharkiinleey oo kulan kama dambeys ah caawa wada ciyaaraya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan geba-gebo u ah tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Benaadir ayaa caawa ka socda garoonka Ingineer Yariisoow ee magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo mudaba la sugayay ayaa waxaa ku baratamaya tartamayaasha degmooyinka Dharkiinleey iyo Waaberi ee gobolka Benaadir.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimada Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamuud {Filish}, guddoomiyaasha degmooyinka baratamaya, mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan kumanaan shacabka caasimada ah ayaa ka mida daawadayaasha garoonka ku sugan ee kulankaan xiisaha badan.

Ciyaarta ayaa hadda loo gudbay wareegeeda labaad, mana jirto ilaa iyo hada cid ay u suurta gashay fursad ay Gool ku dhaliyaan.

Degmada Dharkiinleey ayaa fursado badneyd marka loo fiiriyo qaab ciyaareedka ay garoonka la yimaadeen qeybta hore ee ciyaarta.

Ciyaartooyda degmada Waaberi ayaa difaacanaya koobka degmooyinka gobolka Benaadir, oo ay si xiriir ah ugu guuleysteen labadii sano ee lasoo dhaafay, halka tartamayaasha degmada dharkiinleey iyaguna difaacanayaan fursad cajiib oo ay tartankaan ku heleen, taasi oo ah in aan shabaqooda Gool laga dhalin mudadii uu kulankaani socday.

Waa ciyaar adag oo aan sahal lagu saadaalin Karin balse natiijadda ayaa la ogaan doona waqti dhow kadib.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Ciidanka Talyaaniga ay ku leeyihiin Jabuuti

Next Post

Dharkiinleey oo sadex iyo labbo kaga adkaatay Waaberri

Next Post
Dharkiinleey oo sadex iyo labbo kaga adkaatay Waaberri

Dharkiinleey oo sadex iyo labbo kaga adkaatay Waaberri

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In