Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib u dhiska Madxafka Qaranka oo meel gabo gabo ah maraya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Goobaha ay ka socdaan barnaamijka Isxilqaan oo la kormeeray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dib u dhiska Madxafka Qaranka ayaa maraya qeybihii ugu dambeeyay, iyado laga soo qabtay shaqooyin baaxad leh oo ay shaqalaha rayidka ee dowlada Soomaaliya qaateen doorka ugu weyn ee lagu dhisayo xarumaha Danta guud ee dalka, gaar ahaan kuwooda ugu muhiimsan ee ku bur buray dagaalladii dalka ka dhacay.

Waxaa soconaya kaltanka tobnaad ee Hay’adaha Dowladda Soomaaliya shaqaalahooda ay kaga qeyb qaadanayaan barnaamijka Isxilqaan, waxaana maanta doorkooda isxilqaan qaatay masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Awqaafta iyo  Diinta Soomaaliya, iyagoo ka howlgalay dhismaha madxafka Qaranka.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar  Faruuq Sheekh Cabdicasiis oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlwadeennada Wasaaraddu ay maanta ka qeyb qaataan isxilqaan, isla markaana is bedel weyn ay ka muuqato xarunta Madxafka Qaranka oo lagu dhisayo barnaamijka isxilqaan ee uu daah furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Daah-furay Madasha Sedaxaad Ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In