Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xallinta colaad muddo u dhaxeysay Beelo walaalo ah oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay”Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Xallinta colaad muddo u dhaxeysay Beelo walaalo ah oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Beelo walaalo walaalo ah oo wada degga degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, sida degmadda Afgooye ayaa kulan dib u heshiisiin ah loogu qabtay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Kulaan waxaa ka horeeyay kulamo kale oo xal loogu goobayay colaado mararka qaar dadkaan walaalaha ah ku dhex mari jiray deegaanadda Shabeelaha hoose, ugu dambeyna labadda dhinac ayaa kala saxiixdeen qodobo ay ku heshiiyeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxamuud Maxamed Axmed oo aqriyay qodobada lagu heshiiyay ayaa sheegay in odayaasha labada dhinac ay isku afgarteen, nabad kuwada noolaasho iyo iskaashi walaaltinimo.

Nabadoonada labadda dhinac oo madasha ka hadlay ayaa balanqaaday in ay ka shaqeyn doonaan sidii uusan usoo laaban laheyn dagaal sokeeye.

Xildhibaan Cali Yuusuf Cismaan {Cali Ganeey} oo ka tirsan xubnaha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaan si gaar ah isugu howlay daminta xiisadaasi ayaa u mahad celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha oo kaalin ka qaatay xalinta colaadaasi.

Cabdi Rahsiid Maxamed Axmed wasiirka Tamar iyo Cadceeda XFS ayaa bulshada walaalaha ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan kheyraadka Alle ku maneystay gobolkaasi.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Laftagareen iyo dhaqanka KGS oo ka arinsaday soo xulista xildhibaanada cusub ee maamulka.

Next Post
Madaxweyne Laftagareen iyo dhaqanka KGS oo ka arinsaday soo xulista xildhibaanada cusub ee maamulka.

Madaxweyne Laftagareen iyo dhaqanka KGS oo ka arinsaday soo xulista xildhibaanada cusub ee maamulka.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In