Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ee Xuquuqul Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ee Xuquuqul Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu weyneynayay Maalinta Caalamiga ah ee xuquuqul Aadanaha oo ku beegan 10-ka bisha Disembar ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadaan aya waxaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ururada bulshada rayidka waxaana lagu soo bandhigay ruwaayado iyo suugaan ka tarjumaya muhiimadda ay leedahay maalinta Caalamiga ee Xuquuqul Aadanaha.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026

Guddoomiyaha  hay,adda  Golaha  naafadda  Qaranka, Sayid  Cali  Cabdullaahi iyo Agaasimaha   Naafadda  Gobolka  Banaadir, Axmed   Xasan  ayaa waxa ay  uga mahadceliyeen  Wasaaradda Haweenka  sida ay  u garab taagantahay   dadka naafadda ah, waxaa ayna  ka codsadeen  in Wasaaraddu  ay sii xoojiso garab istaaga dadka naafadda ah,iyagoo ka codsaday in kuwa waxbartay loo helo meelo ay ka shaqeeyaan.

Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo ka mid ah Golaha Shacabka iyo Senator Faadumo Gariin oo ka mid ah Aqalka sare ayaa ka hadlay tacadiyada loo geysto dadka naafadda ah,iyagoo hoosta ka xariiqay in ay lagama maarmaan ay tahay in laga hortago tacadiyada loo geysto naafadda ayna tahay in ay helaan Xuquuqdooda.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo, Deeqo  Yaasiin  Xaaji ayaa  waxa  ay sheegtay  in Wasaaraddu  ay  ka shaqeynayso  sharciyo   xadidaya  joojinta dhibaatooyinka  ay  la kulmaan  dadka naafadda ah iyo bulshada qaybaheeda  kala duwan.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray Isbitaalka Xoogga

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo kala dhex gelaya Beello walaallo ah oo ku dagaalamaya Gobolka Mudug.

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo kala dhex gelaya Beello walaallo ah oo ku dagaalamaya Gobolka Mudug.

Ciidamada Xoogga dalka oo kala dhex gelaya Beello walaallo ah oo ku dagaalamaya Gobolka Mudug.

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ee Galmudug iyo Puntland oo iskaashanaya ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Galkacyo,...

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In