Kulamada xubnaha gollaha shacabka Baarlamaanka JFS todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socotay dood adag oo looga doodayo Hindise sharciyeedka doorashooyinka dalka.
Hadaba Xildhibaan C/fitaax Qaasim oo ka mida xubnaha guddiga diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ayaa si guud u faah faahinayo, macluumaad badan oo ku saabsan xaalada doorashooyinka dalka iyo si gaar ah sharcigaan iyo waxyaabaha uu ku saabsanyahay.
Hoos ka dhageyso wareysigga Xildhibaan Cabdul fitaax Qaasim oo dhameystiran.