Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo qiimeyn ku sameynaya saameeynta fatahaadda Webiga Shabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka SH/Dhexe oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka uu fahataadda webiga saameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaannada Sabiib, Mareereey iyo Afgooye oo ka mid ah meelaha uu ku fatahay Wabiga Shabeelle si ay u qiimeeyaan saameenta uu fatahaaddu ku yeeshay qoysaska deegaanadaasi ku nool.

Wafdiga ayaa la kulmay shacabka ku nool deegaannada ay kormeerka ku tegeen, waxaana ujeedka socdaalkooda uu la xiriirta u kuurgelidda xaaladda dhabta ah ee deegaannadaasi ka jirta, maadaama qoysas badan ay ka barakaceen deegaannada uu webiga Shabeelle ku fatahay.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Guddoomiyaha Goblka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in magaalooyinka Mareereey iyo Afgooye uu yahay meelaha ugu daran ee uu ku fatahay webiga Shabeelle, isla markaana uu saameeyay qoysas badan oo beeraleey ah.

Guddoomiyaha ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah la soo gaarsiiyo qoysaska ka barakacay fatahaadda webiga Shabeelle.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva Uga Qeyb Gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka

Next Post

Wafdi Xildhibaanno ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Next Post
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi Xildhibaanno ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In