Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan soo dhaweyn ah u sameysay odoyaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaannada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Arbacada ka furmaya Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan lagu soo dhaweynayay hannaanka doorashada xalay ugu qabatay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Dhuusamareeb.

Munaasabadan lagu soo dhaweynayay xareynta odoyaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Guddiga Farsamada maamul u sameynta Galmudug, Xildhibaanno ka tirsan labada Gola ee dowladda, Golaha Aqalka sare iyo Golaha shacabka, madaxda Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo qeybaha kale ee bulshada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada iyo Maamul dhisidda dowlad Goboleedka Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi ayaa sheegay in waxyaabo badan la soo qabtay, isla markaana Talaadada soo socota ay bilaaban doonto xulista Xildhibaannada kadib marka ay odoyaashu la soo tashadaan cidkasta oo talada kala dhexeyso.

โ€œOdoyaasha dhaqanka maalinta Talaadada soo socota waxa ay bilaabayaan soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug kadib marka ay latashiyo la sameeyaan cidkasta oo talada kala dhexeyso, si looga soo buuxiyo foom oo ay ku keenaan Xildhibaanka ku haboon Ummadda reer Galmudug ee afarta sanno soo socota heynaya xilkaasโ€ ayuu yiri Cabdinaasir.

Ugaas Cabdullaahi Faracadde oo ka mid ah Ugaasyada u joogay howlaha dhismaha Galmudug ayaa sheegay inay ย diyaar u yihiin hannaanka lagu dhisayo dowlad Goboleedka Galmudug, ayna u dhabar adeegeen sidii loo heli lahaa Galmudug loo dhanyahay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kula dar daarmay odoyaasha dhaqanka in wixii cabasho ah ee ay qabaan u soo gudbiyaan guddiga xalinta khilaafaadka Galmudug.

โ€œWaxaan rabaa inaan idin sheego,Alle waxan rajeynayaa in uu noo fududeeyo, reer Galmudug cabashooyin iyo waxyaabaha jira ula taga guddiga farsamada ee dhismaha Galmudugโ€™ ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Zambia oo kulamo wadatashi ah la yeeshey safiirada dalalka Sudan iyo South Africa Zambia

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir โ€œSAWIRROโ€

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In