Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.
Gaba gabada shirkaan ayaa wasiiradu ku heshiiyeen sii xoojinta dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.
Hoos ka aqriso war saxaafadeedka Shirka:-