Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo soo dhaweyn u sameeyay Ciyaartooy ka timid Dalka dibaddiisa.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo soo dhaweyn u sameeyay Ciyaartooy ka timid Dalka dibaddiisa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho,guddommiye ku xigeenadda Arrimaha bulshada, amniga,maamulka  iyo maalidda  iyo agaasimayaasha maamulka gobolka ayaa maant kusoo dhaweeyay  xarunta dowladda hoose ee Xamar  ciyartooy ka timid Dalka dibadiisa

Guddoomiyaha gobolka Benaadir  ahan duqa magaladda Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud  iyo guddoomiye ku xigeenadda  maamulka gobolka ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay ciyaartoydaan  Aqalka dowladda hoose ee Xamar

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Ciyaartoyda ayaa booqday xafiisyadda kala duwan ee  maamulka gobolka Benaadir, waxaana mid mid ugu soo wareejiyay  xafiisyadda  guddoomiye ku xigeenka  Arrimaha bulshadda ee maamulka gobolka Benaadir Basma Caamir  Jakeetti iyadoo sheegtay in ay ku faraxsanyihiin in maanta ay dhalinyaraddan ay soo booqdaan  xarunta dowladda hoose ee Xamar, oo ah halka looga arrimiyo gobolka.

Previous Post

Xarunta maamulka degmada Hodan oo si casri ah loo dhisay.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Haweenka ku jira labadda Aqal ee BFS

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Haweenka ku jira labadda Aqal ee BFS

Madaxweyne Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Haweenka ku jira labadda Aqal ee BFS

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In