Dhageystayaasheena sharafta leh Kusoo dhawaada Barnaajika Caafimaadka oo ah barnaamij isbuuciiba mar aad ka dhageysataan Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Barnaamijka ayaa todobaadkaan wuxuu ku saabsanyahay cudurka Kaduudiyaha oo dhibaato xoogan ku haya Ummadda Soomaaliyeed.
Tabiye: Leyla Cadceed Cismaan
Marti: Dhakhtar, Xuseen Abshir Xasan