Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelan doona magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.
Ajendaha kulanka ayaa ah:
- U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan.
- Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay weday dardar gelinta sharciyada hortebinta u leh dalka iyo la xisaabtanka hay’addaha kala duwan ee dowladda.