Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyihii hore ee Shangaani oo kulan duco ah loo sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro Qurux badan iyo horumarka Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan Kubadda cagta oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee  Guddoomayahii hore ee  Shangaani ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Tartankan isboorti ayaa ujeedkiisu ahaa mid lagu xasuusanayey, isla markaana loogu duceenayey Allaha u naxariistee  Guddoomiyahii hore ee Degmada  Shangaani  Sahro  Sheekh  Maxamed Amiin (Markeesi) oo kamid aheyd  mas’uuliyiintii  ku  geeriyootay  qaraxii  ka dhacay aqalka  Dowladda hoose  ee Xamar ayaa waxaa ka qaybgalay  mas’uuliyiin  ka socotay  Maamulka  Gobolka Banaadir  iyo  kan  Dagmada Shangaani .

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Guddoomiyaha  Degmada  Shangaani  Aways Sheekh Maxamed Markeesi oo ay Walaalo ahaayeen Sahro Markeesi ayaa  sheegay Alle uga baryay in uu naxariistii janno ka waraabiyo, isagoo intaa ku daray  inay  sii laba jibaarayaan  shaqadii  ay  haysay , kana codsaday shacabka degan Degmada in  ay lashaqeeyaan  Maamulkiisa.

Guddoomiyaha  Urrrurka  Haweenka  Gobolka  Banaadir  Jawaahir  Baarqab   iyo  Guddoomiye  ku  xigeenka  Arrimaha Bulashada  ee Gobolka Banaadir  Basmo  Caamir  Jakeeti  ayaa  u duceeyey in Alle  uu janatul  fardoowso  ka waraabiyo Allaha u naxaruiistee  Sahro Sheekh Maxamed Markeesi  iyo  mas’uuliyiintii  la geeriyootay  oo uu kmid ahaa Allaha u naxariistee Guddoomiyahii hore ee Gobolka Banaadir  ahaana Duqii Muqdisho.

 

Previous Post

Maamulka Degmada Warta Nabadda oo bur buriyay dhismayaal sharci darro ah “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Gungaar

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Gungaar

Dhageyso Barnaamijka Gungaar

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In