Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Qaramada Midoobay oo sheegtay Inaan ciidamo nabad Ilaalin caalami ah loo diri doonin Liibiya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Afrika
0
Qaramada Midoobay oo sheegtay Inaan ciidamo nabad Ilaalin caalami ah loo diri doonin Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Liibiya Ghasaan Salaama ayaa si cad u muujiyay sida uu uga soo horjeedo in ciidamo nabad ilaalin caalami ah loo diro dalka Liibiya si ay uga qayb qaataan xaaladda nabadeed ee dalkaasi.

Ghasaan Salaama  oo maanta la hadlay wargays laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa yiri “Ma jiro aqbalaad rasmi ah oo ku saabsan in ciidamo shisheeye loo diro Liibiya, umana arko in bulshada caalamku ay diyaar u yihiin inay ciidamo u diraan Liibiya, haddii xaaladda Liibiya sii adkaato, waxaa macquul ah in loo diro kormeerayaal milatari”

Related posts

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

June 3, 2025
Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

January 12, 2024

Wuxuu intaa ku daray inay muhiim tahay sidii loo sii adkayn lahaa heshiisyada ku meel gaarka ah ee xabad joojinta ah, kuwaas oo hada la gaaray, taasoo u baahan in looga gudbo heshiis xabad joojin rasmi ah.

Sidoo kale wuxuu sheegay in guddiga cusub ee caalamiga ah ee la aas aasay ay yihiin guddi ku takhasusay sii wadista isku dubbaridka geeddi-socodka ka bilaabmay shirkii Berlin, isla markaana ay markii u horraysay kulmi doonaan guddigaas bartamaha bisha soo socota.

Previous Post

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo cambaareysay Weerarkii Xarunta Hormuud ee Deegaanka Jaldeys

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo Taliyaasha Ciidanka Oo Kulan Ka Yeeshay Dardar Gelinta Mashuurca Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Bulshada Ku Nool Magaalada Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo Taliyaasha Ciidanka Oo Kulan Ka Yeeshay Dardar Gelinta Mashuurca Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In