Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarigga ka jaray chanellka 2-aad ee Tvga Qaranka (SNTV2)+sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarigga ka jaray chanellka 2-aad ee Tvga Qaranka (SNTV2)+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ballaaran oo xariga looga jarayay chanelka labaad ee TV Qaranka Soomaaliyeed ee (SNTV2) ayaa ka dhacday xarunta wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya.

Xafladda oo uu si rasmi ah xarigga uga jaray wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir(Maareeye) ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay xildhibaan Sakariye  Xaaji Maxamuud oo ka tirsan Golaha Shacabka,guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Banaadir Basmo Caamir Shikeeti,agaasimeyaasha waaxyaha ee wasaaradda,shaqaalaha iyo marti sharaf kale.

Related posts

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

May 6, 2026
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

May 6, 2026

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in furitaanka (SNTV2) uu ahmiyad weyn siin doono baahinta barnaamijyada arrimaha bulshada,taasii ay tahay sababta ay wasaaraddu u go’aansatay in bulshada laga haqabtiro baahiyohooda dhanka madadaalada iyo arrimaha bulshada laxiriira.

xildhibaan Sakariye  Xaaji Maxamuud iyo Basmo Caamir Shikeeti guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir ayaa ku amaanay madaxda wasaaradda in ay ka jawaabaan baahiyaha bulshada dhinaca warbaahinta,maadaama wasaaraddu ay furtay chanel labaad oo(SNTV2) kaasi loogu talagalay in lagu baahiyo oo qura arrimaha bulshada muhiimka u ah.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga QM ee cunaqabateynta Hubka+sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo kormeeray Saldhiga Balidoogle+Sawirro

Next Post
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo kormeeray Saldhiga Balidoogle+Sawirro

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo kormeeray Saldhiga Balidoogle+Sawirro

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...

Dowladda oo ku guuleysatay in Soomaaliya markii ugu horeysay laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM

Dowladda oo ku guuleysatay in Soomaaliya markii ugu horeysay laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM

May 6, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

May 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In