Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka ganacsiga iyo madaxda Baanka Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga Soomaaliya+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka ganacsiga iyo madaxda Baanka Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo Muqdisho kula kulmay madaxda Baanka Adduunka u qaabbilsan Soomaaliya ayaa waxay ka wada hadleen sidii kor looggu qaadi lahaa ganacsiga iyo sidii loo abuuri lahaa mashaariic lagu horumarinaayo ganacsatada Dalka.

Wasiirka iyo madaxda Baanka Adduunka waxay hoosta ka xarriiqeen in loo baahan yahay horumarinta awoodda, jiritaanka iyo hal-abuurka ganacsiga Soomaaliya, iyada oo loo marayo hababka casriga ah ee loo horumariyo ganacsiyada Adduunka (Digital Uplift Project). (SCALED-UP).

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo uu wehelinaayay ,Axmed Cilmi Muxumed oo ah la taliye sare oo ka tirsan Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha JFS, ayaa madaxda Baanka Adduunka uga mahad-celiyey kulankan qiimaha badan, waxayna isku Af-garteen in si wada-jir ah looga shaqeeyo horumarinta ganacsiga Soomaaliya.

Previous Post

Faah-faahin:- Shuban Biyoodka Ka Dilaacay Beledweyne.

Next Post

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Isimada Puntuland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida “Sawirro”

Next Post
Masuuliyiin ka tirsan DFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Isimada Puntuland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida “Sawirro”

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Isimada Puntuland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida "Sawirro"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In