Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Suudaan+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Suudaan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka baad-roolka iyo Mac-danta DFS eng Abdirishiid Mahmed Axmed oo boqasho laba cish ah ku joogay casimada dalka Suudazn ee Khartoum ayaa booqday xarumaha Kala duwan ee lagu soo bandhigo wax soo saarka dahab-ka ee dalka suudaan waxana wasiirku uu kulamo la qaatay madaxda shirkadaha macdanta.

Waxaana Eng Abdirishiid Mohamed Axmed uu madaxda shirkada uu uga warbixyey sida Soomaaliya ay diyaar ugu tahay in ay ka faaidaysato khayrad-keeda dabiiciga ah gaar ahaan wax-soo saarka mac-danta iyo batroolka.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Dhan-ka kale Wasiirka batroolka iyo Macdanta jfs Soomaaliya Eng Abdirshiid Maxamed Axmed ayaa heshiis is kaashi la saxiixday  dhiggiisa dalka Suudaan Caadil Ali Ibraahim Waxaana heshiiska goob-joog ka ahaa safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan amb-Maxamed SHeikh Isxaaq, qunsuulka safaaradda Ismaan Axmed Maxamed iyo Madaxa Ganacsiga safaaradda Yuusuf Jeego.  

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub.

Next Post

Kulan looga arinsanayo nidaamka Cadaaladda iyo Amniga oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Next Post
Kulan looga arinsanayo nidaamka Cadaaladda iyo Amniga oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Kulan looga arinsanayo nidaamka Cadaaladda iyo Amniga oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In