Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga arinsanayo nidaamka Cadaaladda iyo Amniga oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga arinsanayo nidaamka Cadaaladda iyo Amniga oo Muqdisho ka furmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulan looga hadlayo Hannaanka Cadaaladda Federaalka iyo masuuliyadaha Amniga ee la xiriira dib u-eegista dastuurka ayaa ka furmay Muqdisho waxaana ka soo qayb galay kulanka wasaaradaha Cadaaladda, Amniga iyo khuburro caalami ah.

kulanka oo ay si wadajir ah ay usoo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Arrmaha guddaha ayaa muddo laba cisho ka socon doona magaalada muqdisho,iyadoo lagu soo bandhigi doono hannaanka cadaaladda ee federaalka ah iyo masuuliyadaha amniga, sida ay u wada shaqaynayaan Booliska federaalka iyo kan dowlad goboleedyada iyo awoodaha ay kala leeyihiin.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Wasiirka Dastuurka Saalax Ahmed Jamac iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa si wadajir ah u furay kulanka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ku howlan tahay sidii loogu kala saari lahaa awoodaha ay kala leeyihiin labada heer dowladeed ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

“Waxaa muhiim ah in la kala garto awoodaha jira iyo sida loo  kala qaybiyo labada heer , kadibna heshiis laga gaaro si dastuurka dalka loogu qoro ” ayuu yiri wasiir Sabriye.

Previous Post

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Suudaan+Sawirro

Next Post

Ardayda Guriceel oo ka qeyb qaatay Isxilqaan lagu dhisayo Waddada xiriirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel+Sawirro.

Next Post
Ardayda Guriceel oo ka qeyb qaatay Isxilqaan lagu dhisayo Waddada xiriirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel+Sawirro.

Ardayda Guriceel oo ka qeyb qaatay Isxilqaan lagu dhisayo Waddada xiriirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel+Sawirro.

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In