Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga fuliyay Deegaanka Shalaanbood ”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga fuliyay Deegaanka Shalaanbood ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ayaa xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga  fuliyay Deegaanka Shalaanbood

Xarunta  Maamulka iyo Iskuulka sare ee Deegaanka Shalaanbood waxa ay ka mid ahaayeen hantidii Qaranka ee ku bur buray dagaaladi sokeeye ee dalka ka dhacay, iyadoo Maamulka hadda ka dhisan Shalanbood uu ku shaqeynay xafiisyo kumeel gaar ah

Related posts

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026

Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sanadkii hore kulan ay la qaateen bulshada waxa ay ka xog  wareysteen baahiyaha ay qabaan, iyadoo dhismaha xarumahan ay soo gudbiyeen bulshada Degaanka.

Munaasabad xariga looga jarayay dhismaha cusub ee Deegaanka Shalaanbood iyo Iskuulka sare ee deegaanka  oo maamulka gobolka dhisay ayaa waxa goob joog ka ahaa  Gudoomiyaha Gobolka, Maamulka deegaanka, Saraakisha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM.

Guddoomiyaha Deegaanka Shalanbood Nuur Jiido ayaa Maamulka Gobolka ugu mahadceliyay dib-u-dhiska uu ka wado Deegaanka.

Gudooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in bulshada looga baahanyahay in ay ilaashadaan xarumaha Danta Guud, sidoo kale waxa uu tilmaamay  in dhismaha Iskuulka Shalaanbood uu faa’ido badan u leeyahay bulshada Deegaanka.

Gudoomiyaha Gobolka iyo Mas’uuliyinta la socotay ayaa kormeer ku soo maray xaafadaha  deeganka si ay ugu kuur galaan xaaladda guud ee ka jirta Salaanbood.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Shaqada oo u warramay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Shaqada oo u warramay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda “SAWIRRO”

Wasiirka Shaqada oo u warramay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda “SAWIRRO”

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
0

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In