Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka dib u eegista Dastuurka oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Shirka dib u eegista Dastuurka oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasirr ku xigeenka wasaaradda Dastuurka Soomaaliya, Dr; Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka.

Kulanka oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Dastuurka iyo Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxaa looga dooday hannaanka faderaaleynta, maaliyadda, awood qeybsiga, nidaamka caddaaladda iyo amniga, maqaamka Muqdisho, kheyraad-wadaaga, nooca qaab-dhismeedka Dowladda iyo qodobbo kale oo muhiim u ah dhameystirka Dastuurka.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Wasiir Ku-xigeenka ayaa u mahad celiyay wasaaradaha, hay’adaha Dowladda iyo kuwa caalamiga ah ee ka qayb qaatay 18-kii Cisho ee ay socdeen kulamo-howleedyada, isagoo si ah u dul istaagan kaalinkii ay ku lahayd Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya.

Wuxuuna sheegay in ay rajeynayaan qaban-qaabada banbax-howleed ay yeelan doonaan Golaha Wasiirrada, iyada oo la horgeeyn doono arrimihii laga shaqeeyay intii ay socdeen kulamadan.

Wasaaradda Dastuurka ayaa lagu wadaa in Sanadkan gudahiisa ay dhameystirto dib u eegista Dastuurka, iyada oo xoojineysa wada shaqeynta kala dhaxeeysa dhamaan Guddiyada iyo hay’adaha kale ee Dowladda ee ku lugta leh arrimaha Dastuurka ee u baahan in heshiis siyaasadeed laga gaaro.

Previous Post

Midowga Yurub oo Ku Dhawaaqay Hawlgal Cusub oo Lagula Soconayo Cunaqabataynta Hubka ee Liibiya

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay kulan ka dhan ah Argagixisada+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay kulan ka dhan ah Argagixisada+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay kulan ka dhan ah Argagixisada+Sawirro

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In