Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DEGDEG:Ra’iisul wasaarihii Maleesiya oo iscasilay.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
DEGDEG:Ra’iisul wasaarihii Maleesiya oo iscasilay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaarihii dalka Maleesiya Mahathir Mohamad ayaa ku dhawaaqay iscasilaadiisa Isniinta maanta ah  taas oo wadada u xaareysa suurtagalnimada ah  in la soo dhiso xukuumad cusub.

Mr Mahathir ayaa ku sheegay bayaan laba-line ah in uu ku wargaliyay iscasilaadiisa  boqorka wadankaas 1-da fiidnimo ee Kuala Lumpur waqtiga (0500 GMT).

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

“Warqadda iscasilaada  ayaa loo diray boqorka  saacadu markay ahayd 1dii  habeenimo” ayaa lagu yiri war kasoo baxay xafiiska ra’iisalwasaaraha.

Sidoo kale wakaaladda wararka ee Reuters ayaa qortay in xisbiga Mahathir, ee  Pribumi Bersatu, uu ka tanaasulay isbahaysiga xukuumadda talada haysa, Pakatan Harapan.

Go’aanka Mahathir wuxuu daba socdaa isbuucyo rabshado siyaasadeed ah oo kadhacayey  wadankaas kadib  markii la sheegay habeenimadii Axadda inuu xisbigiisu qorsheynayo inuu soo dhiso xukuumad cusub oo meesha ka saaraysa qofkii badeli lahaa mahatir   oo ah Anwar Ibrahim.

Anwar iyo Mahathir waxay midoobeen ka hor doorashadii 2018 si ay u eryaan isbahaysiga ay maamuleysa  bariga Nasisanal ee ay xukumayeen Barisan Nasional lix iyo toban sano, taasina waxay keentay  guul lama filaan ah oo horseeday in laga tuuro Raiisel wasaaraha markaas jiray ee  Najib Razak.

Laakiin xiisadda u dhexeysa labadooda isbaheysiga Pakatan Harapan (Isbahaysiga Rajada) ayaa sii kordhayay, iyadoo Mahathir uu ka horyimid dejinta jadwal cayiman si uu u sii wado ballanqaadkiisii ahaa inuu awoodda ku wareejiyo Anwar.

Tarjumidda: Aamino Ladan Axmed Cali

Previous Post

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Next Post

Force Commander in Jowhar on mission to assess operational plans

Next Post
Force Commander in Jowhar on mission to assess operational plans

Force Commander in Jowhar on mission to assess operational plans

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In