Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole lagu wacyigelinayo Barakacayaasha oo lagu qabtay Degmada Kaxda+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Olole lagu wacyigelinayo Barakacayaasha oo lagu qabtay Degmada Kaxda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Noole kasta oo jooga aduunkaan waxaa halbowlo u ah Biyaha waxaana ay  qeyb weyn ku leeyihiin nolosha dadka iyo duunyada,hadaba iyadoo maanta ay ku beegantahay Maalinta biyaha aduunka ayay masuuliyiinta wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha ee dowladda Soomaaliy ayaa waxa   booqdeen  barakacaayaasha ku nool degmada kaxda ee gobolka Banaadir waxaana ay u sameeyseen wacyigelin iyo aqoon kororsi ku aadan sidii ay u ilaalin lahaayeen nadaafadda si loo hubiyo bad qabka bulshada Soomaaliyeed.

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaana bedelka xaflado la qabto siisay in bulshada si toos ah loo gaarsiyo wacyigelin islamarkaana lagu bogaadiyo inay ka qeyb-qaataan ilaalinta Nadaafadda .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Guud ahaan goobaha ay booqdeen waxaa sidoo kale ay gaarsiiyeen dawooyinka lagu hubinayo nadaafada  biyaha iyo deegaanka waxaana loo qeybiyay qoys walbo agabyo Caafimaad.

Cali Cadoow Maxamuud Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Degmada Kaxda ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda tamarta sida ay xooja usaareyso hubinta Caafimaadka  iyo caawinta dadka danyarta ah.

“Anigoo ku hadlay magaca maamulka degmada waxaa wasaaradda uga mahadcelinayaa dadaalka ay wado oo ah in la garab qabto dadka danyarta waxaana ay maanta dawooyin siisay dad gaaraya ilaa kun qoys”sidass waxaa yiri Cali Cadoow Maxamuud Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Degmada

Agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwaaxid Ibraahim Axmed oo uwaramay warbaahinta Qaranka ayaa hadlay qaabka loo wagyigelinayo bulshada.

“Maanta degmada kaxda waxaan ka sameeynayay barnaamij wacyigelin ah oo aan ugu talagalnay in bulshada barno nadaafadda maadaama cudur qatarta ah ee karoona feyrus ee caalamka dhibaatada ku haayo loogu hortagi karo nadaafadda “sidaas waxaa yiri agaasimaha guud ee wasaaradda tamarta iyo Khayraadka biyaha

Wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyada dowladda Soomaaliya ayaa hormaro la taaban karo ka sameysay Qorshayaasha  lagu horumarinayo biyaha dalka si loo gaarsiiyo Gobol, Degmo iyo heer Tuulo oo ka mid ah dalka waxaa laga hirgeliyay Ceelal dadka iyo duunyada ay ka biyo ka  Cabaan taas ayaana saldhig u ah doorka muuqda ee Sannadkaan Soomaaliya ee dhanka Biyaha ay ka gaartay.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax Radio muqdisho Isniin 23-03-2020

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax Radio muqdisho Isniin 23-03-2020

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In