Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Tiyeeglow oo wacyigelin u sameeyey barakacayaal “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Tiyeeglow oo wacyigelin u sameeyey barakacayaal “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay soo abaabuleen maamulka Degmada Tiyeeglow ee iminka ku shaqeeya dhanka magaalada Xudur, isla markaana lagu taageerayay Xildhibaannada cusub Baarlamaanka 2-aad ee Koonfur Galbeed ayaa dhinac kale wacyigelin loogu sameeyey shacabka degan kaamka Tiyeeglow ee magaalada Xudur.

Qeybihii kala duwanaa ee kulanka ka hadlay ayaa aad ugu dheeraaday in la qaato amarka dowladda lana dhageysto fariimaha wacyigelineyd ee Wasaaradda caafimaadka gudbinayso.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Dhanka kale Odayaasha dhaqanka Degmada Tiyeeglow ayaa maamulka Koofur galbeed ka codsaday in shacabka ku xaniban degmada Xudur dib loogu celsho degmadooda Tiyeeglow, halkaasi oo ay weli gacanta ku hayaan dhagar qabayaasha Al-Shabaab.

Gabagabadii waxa kulankaan oo looga hadlay taayeerada Xildhibaannada iyo wacyigelinta ka hortaga cudurka COVID-19 ka hadlay Guddoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdalla Xasan (Food Cadde) ayaa barakacayaasha farey in ay nadaafadda ku dadaalaan

Previous Post

Taliska ciidanka asluubta oo xoojiyay illaalinta nadaafadda Maxaabiista +Sawiro

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray goobaha biya mareenka ah ee caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray goobaha biya mareenka ah ee caasimadda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray goobaha biya mareenka ah ee caasimadda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In