Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah faahin ka bixiyay qasaarihii Al-Shabaab loogu geystay Jannaale

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo  walxaha qarxa laga soo buuxiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay qasaaraha Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Howlgalkii deegaanka Janaale.

Kornayl, Cabdiqani Shabeel oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee hoggaaminaysa howlgallada ka socda Shabeellada Hoose ayaa sheegay in ay dileen 142 ruux oo ka mid ahaa horjoogayaasha iyo malleshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026

Kornaylka oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa intaas ku daray in 29 ruux ay dhaawaceen, halka 18 kalana ay xabsiga dhigeenm, kuwaasi oo nolosha lagu qabtay.

“142 maleeshiyo ayaan ka dilnay dhagar qabayaasha Al-Shabaab, halka aan ka dhaawacnay 29 ruux, waxnaana maxaabiis ahaan u haynaa 18, kuwaasi oo xabsiga la dhigay” ayuu yiri Kornayl, C/qani Shabeel

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa 1,500 oo qoys u fidiyay gargaar kala duwan intii uu howl-galku socday, kuwaas oo ka cararay dhibaatadii ay cadowga ku hayeen, balse dib ugu soo laabtay magaalada Jannaale markii ay ciidanka xoogga la wareegeen.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan isla markaana magacaabay Guddoomiye cusub

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo cambaareeyay qarixii kooxaha argagixisada ah ay ka geysteen magaalada Garoowe.

Next Post
Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay

Wasiirka Warfaafinta oo cambaareeyay qarixii kooxaha argagixisada ah ay ka geysteen magaalada Garoowe.

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In