Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo go’aamisay in la xiro goobaha Barashada Diinta si looga taxadaro faafitaanka Covid-19 +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo go’aamisay in la xiro goobaha Barashada Diinta si looga taxadaro faafitaanka Covid-19 +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda awqaafka iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa maanta oo Isniin ah ku dhowaaqay in la xiro dhamaan Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah muddo Laba Todobaad ah si looga hor tago faafidda Cudurka Coronavirus.

Hadalkan ayuu Wasiirka ka jeediyay kulan wada tashi ahaa oo ay yeesheen mus’uuliyiinta Wasaraadda awqaafka iyo arrimaha diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  iyo qaar ka mid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale lagu joojiyay in la furo goobaha kale ee lagu barto culuumta diiniga ah.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Guddoomiyaha majmaca culumada Soomaaliyed, Sheekh Yuusuf Cali Caynte ayaa kulanka ka sheegay talada ugu fiican ee looga hortagi karo cudarkan in ay tahay Alla bari caam ah oo ay Bulshadu sameeyso, iyadoo aan meesha laga saarin talooyinka ay bixisay Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

Tags: Dugsiyada Qur’aanka oo muddo labo Todobaad ah la xerayo +Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Qoor-qoor oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Garoowe

Next Post

AUN Guddoomiyihii gobolka nugaal oo aas Qaran loo sameeyay+Sawirro

Next Post
AUN Guddoomiyihii gobolka nugaal oo aas Qaran loo sameeyay+Sawirro

AUN Guddoomiyihii gobolka nugaal oo aas Qaran loo sameeyay+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In