Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad u dirtay Galmudug iyo Hirshabeele+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad u dirtay Galmudug iyo Hirshabeele+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda soomaaliya  ayaa maanta qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka Corona udirtay maamul goboleedada Galmudug iyo Hirshabeelle

Deeqdaan ayaa dawladda Soomaaliaya waxay kasoo gaartay Jack Ma Foundation.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026

Qalabakan ay maanta Wasaaradda Caafimaadku u dirtay ayaa ah qoondadi maamul Goboleedyada kuwaasi oo loogu talo galay ka hortaga cudurka karoona oo saameyn ku yeeshay caalamka.

qalabkaan loo diray labadaan maamulka Waxa  la wada geeyay dhamaan maamul goboleedyada dalka ka dib hishiis ay si wadajir ay wada-gaareen Wasaaradda caafimaadka dwoladda soomaaliya iyo wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedyada.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hore uga wariisay sidaan oo kale qalab caafimaad oo ku aadan ka hortaga cudurka covid-19  koofur-galbeed, jubbaland iyo gobolka banaadir.

Tags: Dowladda Soomaaliya oo qalab looga hortagayo covid-19 u dirtay Galmudug iyo Hirshabeele+Sawirro
Previous Post

Dhageyso barnaamijka faaqidaada ee Radio muqdisho 30.3.2020

Next Post

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Next Post
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In