Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka titsan labada Aqal ee Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka titsan labada Aqal ee Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo ayaa waxaa halkasi si diiran ugu soo dhaweeyay mas’uuliin uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, maamulka degmada, Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Wafdiga Xildhibaannada ee ka amba baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyn kaddib waxaa goobta ka hadlay duqa Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin wafdiga, isagoo xusay in magaalada ay kal hore joogeen Xildhibaanno kale.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in loo baahanyahay wafdiga soo gaaray Gaalkacyo, waxaana uu intaa ku daray in bulshada ay aad ugu faraxsantahay socdaalka Xildhibaannada ka tirsan labada Aqal.

“Dowladdii galmudug oo sii fideyso weeye, waana ku faraxsanahay imaantiina guul weyn ayay u tahay bulshada Gaalkacyo” ayuu yiri Senator Cabdi Qeybdiid

Senator Cabdi Axmed Dhuxulow oo ku hadlayay magaca wafdiga ayaa sheegay inay farxad u tahay socdaalka ay ku tegeen Gaalkacyo, ayna diyaar u yihiin inay dhageystaan baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan shacabka.

 

Previous Post

Wasaaradda Boostada oo soo bandhigtay sida looga faa’iideysan karo teknolojiyada xilliga xayiraadda Coronavirus

Next Post

Suudaan oo sheegtay in kiis hor leh laga helay gudaha dalka oo COVID-19 ku saabsan

Next Post
Ka hortagga Coronavirus waa tallaabo horay loo qaaday

Suudaan oo sheegtay in kiis hor leh laga helay gudaha dalka oo COVID-19 ku saabsan

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In