Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tuniisiya oo Xayiraadda Muwaadiniinteeda u adeegsanaysa Robot casri ah sababo la xariira ka hortaga Cudurka COVID 19

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Tuniisiya oo Xayiraadda Muwaadiniinteeda u adeegsanaysa Robot casri ah sababo la xariira ka hortaga Cudurka COVID 19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliska Tunisiya ayaa xayiraad iyo bandow kusoo rogay guud ahaan dalkaas, waxayna shacabka ku amreen in ay guryahooda ku sugnaadaan taasoo qayb ka ah dedaalada dalalka caalamku ay ku doonayaan inay kaga hortagaan faafitaanka caabuqa CronaVirus.

Tunisa waxay samaysatay ama soo saartay robotyo fara badan oo isku nooc ah kuwaas oo qaab casri ah loo sameeyey waxaana loogu tala galay si loo hubiyo in muwaadiniintu u hogaansameen shuruucda xayiraadda bulshada ee looga golleeyahay xakameynta faafitaanka ViruskaCorona, waxaan arobotkan laga hagayaa xarunta booliska iyadoo ay jiraan saraakiil loo taba-baray inay ku shaqeeyaan robotkan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026

In kasta oo dadka lugaynaya ay aad u yar yihiin magaalooyinka dalkaasi Tuniisiya iyo caasimada, balse Robot-ka booliska Tuuniisiya ay ay isticmaalayaan ayaa la geeyay inta badan waddooyinka waaweyn iyo xaafadaha wuxuuna usoo dhowaanayaa qof kasta oo lugaynaya isagoo waydiinaya sababta uu uga maqan yahay gurigiisa.

Wuxuu sidoo kale waydiinayaa sharciyad u ogolaanaysa qofka inuu xaafaddiisa kasoo boxo maadaama xaafadaha lagiu xayiray dhamaan dadka shacabka ah ee Tuunisiya, wuxuuna qofka ka dalbanayaa inuu tuso ama lasoo boxo warqada fasaxa ama kaararka aqoonsiga, iyadoo documentigaasi haddii uu sharci yahay laga arki karo xarunta booliska ee laga hagayo robotkan.

Dalka Tunisiya waxaa cudurka Crona ugu geeriyooday 14-qof halka uu haleelay ama ku dhacay 436 qof oo kale, balse waxaa ka socda dalkaas dedaalo adag oo looga hor tagayo faafitaanka CronaVirus.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee radiomuqdisho Sabti 04.03.2020

Next Post

Ciidammada Ammaanka oo ku guleeystay in ay joojiyaan Dagaaladii ka socday duleedka Kismaayo

Next Post
Ciidammada Ammaanka oo ku guleeystay in ay joojiyaan Dagaaladii ka socday duleedka Kismaayo

Ciidammada Ammaanka oo ku guleeystay in ay joojiyaan Dagaaladii ka socday duleedka Kismaayo

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

April 8, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In