Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Soomaaliya oo kala dhex galay Beelo ku dagaallamay Balli-cad

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Soomaaliya oo kala dhex galay Beelo ku dagaallamay Balli-cad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa kala dhex galay Labo Malleeshiyo Beeleed oo ku dagaallamay degaanka Balli-cad  oo dhaca xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa booqday degaannada lagu diriray, markii ay Ciidamada Qaranku la wareegeen degaannada lagysku hayo, waxaana la filayaa in ay goobta gaaraan Odaasha dhaqanka ee Beelaha ay dirirtu dhex martay si loo kala qaado Malleeshiyaadkii dagaallamay.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Dagaal Maalin ka hor ka dhacay Balli-cad ayaa waxaa ku geeriyootay in ka badan 15 Qof oo ka tirsan Labada djinac, iyadoo tira intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Waa markii ugu horaysay oo ay Ciidamada Dawladda Soomaaliya halkaas gaaraan tan iyo wixii ka dambeeyay 1983-dii, sida ay warbaahinta Qaranka u sheegeen Odayaasha degaanka.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo sheegay in uu dhow yahay xal ka gaarista colaadda Walaweyn

Next Post

Duqa Muqdisho oo maanta Dhagax dhigay wajiga 3 aad ee Waddada Janaraal Daa’uud

Next Post
Duqa Muqdisho oo maanta Dhagax dhigay wajiga 3 aad ee Waddada Janaraal Daa’uud

Duqa Muqdisho oo maanta Dhagax dhigay wajiga 3 aad ee Waddada Janaraal Daa'uud

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In