Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dhallinyaradda Soomaaliyeed uu ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay in la joojiyo dagaaladda soo laa,laabtay ee ka dhacay deegaanada hoostada Degmada Cadale ee Gobolka shabeelaha Dhexe.

kulan ay isugu yimaadeen waxaa soo qaban qaabiyay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Guhaad sheekh Xasan iyadoo ย sidoo kale uu ku suganaa Gudoomiyaha ururka dhalinyaradda Gobolka Banaadir.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Dhallinyaradda ayaana odoyaasha dhaqanka ku booriyay inay ku baxaan sidii wax looga qaban lahaa dagaaladdaan afeeyay dadka reer miyiga ah iyadoo sidoo kale door biday in laga ย faa’ideysto kheyraadka ku jira gobolka gaar ahaan dalxiiska ,madaama deegaanku uu leeyahay xeeb aad u qurux badan sidoo kale waxa ay uga mahadceliyeen Gudoomiyaha masuuliyadda uu iska saaray sidii dhalinyarada ay qeyb-uag noqon laheyd deminta colaadaha iyu dib-uhishiinta intabnada.

โ€œWaxaan guddoomiyaha uga mahadcelineynaa kulan qiimaha badan ee uu inoo sameeyay si aan uga dhiidhino dareenkeyna ku aadan dagaalada micno la,aanta ah ee kusoo laaโ€™laabtay deegaano hoostaga Degmada cadalle ee Gobolka Shabeelah dhexe waxaan sidoo kale ku boorineynaa in odoyaasha dhaqanka ay ku baxaan sidii loo demin lahaa dagaalka โ€œ

Dhalinyarada ayaa sidoo kale sheegay inay tagi doonaan goobaha ay dagaaladu ka dhaceen si bulshada looga wacyi geliyo in xilligaan adag uu dalka ku jiro looga baahneen dagaallo, waxaa ay ugu baaqeen dhinacayada dirirtu dhax martay inay si sharuud la’aan ah ay joojiyaan dagaalka micno darada ah.

Tags: Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo walaac ka muujyay faafidda iyo halista Covid 19

Next Post

Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Next Post
Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In