Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug Gashaanle Dhaxe Qaasim Sheekh Doon Cali oo ay Wehliyeen Masuuliyiinta Maamulka Dowlada Hoose Ee Dagmada Galkacyo Ee Galmudug ayaa Maanta Kormeeray Sida Ay U Socoto Dhismaha wadada aada Saldhiga Booliiska Dagmada Galkacyo Taas oo Dhismaheedu Uu dhawaan Ka bilaawday Magaalada Galkacyo Isla Markaana Qeyb Ka ah dhismaha Wadooyinka gaaraya Ku dhawaad 10 Wado Oo Ka Socanaya Koofurta Magaalada Galkacyo.

Kormeerkaan ayaa  Ujeedkiisu ahaa Hubinta Iyo La Socadka hanaanka dhismaha wadadaas Iney tahay mid waafaqsan Sidii loogu talagalay  waxaana  Intii lagu guda Jiray  warbaahinta Qaranka ugu Horeyn La hadlay Duqa Dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre waxaana uu  Ka warbixiyay ahmiyada ay Wadadaan U leedahay  Ciidanka Booliiska gaar ahaan Iyo faa’iidada ugu Jirta guud ahaan Shacabka Gaalkacyo.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

“Wadadaan waxa ay muhiim tahay guud ahaan bulshada ku nool Magaalada Gaalkacyo sidoo kale waxa ay qeyb-ka qaadaneysaa bilicda Magaalada iyo inay fududeyso isku socodka gadiidka sido kale waxa ay waxbadan ka tireysaa sugida amaanka”

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug Gaashaanle Dhaxe Qaasim Sheekh Doon Cali ayaa ugu baaqay Bulshada Inay la Shaqeeyaan Maamulka Dagmada Si loo gaaro hadafka laga leeyahay dhismaha Wadooyinka iyo sidoo kale wax Ka qabashada Nadaafad darada ,waxaana dhinaca kale Sheegay Inay Xooga Saari doonaan Ciidanka Boolisku Sugida Amniga Iyo Nabad Galyada.

“Anaga waxaa naga go’an inaan xooga saarno sugida Amaanka si bulshada ay u helaan nabad waarta hase ahaatee waxaa shacabka uga baahanahay inay la qaataan wada-shaqeyna iyo sidoo kale inaan kawada shaqeyno bilicda Magaalada”

Tags: Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada
Previous Post

Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirrada : Bandoowga Goobaha Ganacsiga iyo Isku socodka Gadiidka Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirrada : Bandoowga Goobaha Ganacsiga iyo Isku socodka Gadiidka Muqdisho

Daawo Sawirrada : Bandoowga Goobaha Ganacsiga iyo Isku socodka Gadiidka Muqdisho

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In