Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya AUN Nuur Cadde oo lagu aasay London

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Nuur Cadde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) waxa uu magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Kowdii bishaan April.

Dabayaqadii bishii Maarso ayuu soo ritay cudurka Coronavirus markii uu isku arkay calaamadaha cudurka ayuu tagay Isbitaalka King ee London oo ay ugu dambeyn geeridu ku haleeshay.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Wuxuu dhashay 1938 nus qarno ka badan ayuu ka soo shaqaynayay hey’adaha dowliga ah ee Soomaaliya oo uu ka gaaray ilaa heer Ra’iisul Wasaare.

Waxaa uu sidoolale ka  soo shaqeeyay hey’adda kheyriga ah ee bisha  cas qeybteeda Soomaaliya.

Alaha u naxariistee Madaxweynihii dowladii KMG aheyd Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa bishii November 2007 u magacaabay Ra’isul Wasaare, wuxuuna xilkaasi hayay ilaa February 2009 kii, waxaa lagu xasuustii kaalintii dib u heshiisiineed ee uu ka qaatay wadahadaladii Xukuumadiisii xiligaa iyo Isbahaysigii dib u xoreynta ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed wadahaladaasi oo ugu dambeyn lagu dhisay dowlad wadaag ah.

Alaha u naxariistee magaalada London ayaa lagu aasay galabta saacadu markii ay aheed 4:00pm xiliga Muqdisho 2:00pm xiliga London.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Previous Post

Federal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists

Next Post

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ka tacsiyadeysay geerida Marxuum Maxamed Cumar (Dhigic dhigic) oo Canada ku geeriyooday

Next Post
Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ka tacsiyadeysay geerida Marxuum Maxamed Cumar (Dhigic dhigic) oo Canada ku geeriyooday

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ka tacsiyadeysay geerida Marxuum Maxamed Cumar (Dhigic dhigic) oo Canada ku geeriyooday

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In