Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Gedo oo ku baaqay in dib u dayactir lagu sameeyo buundada Luuq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Gedo oo ku baaqay in dib u dayactir lagu sameeyo buundada Luuq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Gedo, kan Degmada Luuq ayaa ugu baaqay inay wax ka qabtaan buundada Degmada Luuq oo laga cabsi qabo in ay burburto.

Buundada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxa ay laf dhabar u tahay isu socodka bulshada iyo gaadiidka mara ee ka yimaada magalada Muqdisho caasimadda dalka, kuwasi oo u kala goosha Degmoyinka Gobolka Gedo ee ku yaala xuduudaha iyo Dalalka aynu dariska nahay ee Kenya iyo Itoobiya waxaana maalinba maalinta ka danbaysa ay sii galaysaa marxalad aad u adag xili laga cabsi qabo in gabi ahaanba ay bur burto, Maadaama ay dumeen tiirarka difaaca u ahaa Buundada .

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

July 18, 2026
Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026

Maamulka Gobolka Gedo iyo kan Degmada Luuq ayaa manta kormeer ku tagay buundada, iyagoo u kuur galay xaaladda buundada Degmada Luuq.

Guddomiyaha Degmada Luuq Ibraahin Maxamd Nuur ayaa shegay in buundadan ay u baahan tahay wax qabad xoogleh, waxana uu ugu baaqay Dowladda Federalka in ay wax ka qabato buundada.

Guddoomiye ku xigenka Gobolka Gedo ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cisman Nuur Xaaji Macalimu ayaa dhankiisa ugu baaqay madaxda Qaranka iyo sidoo kale ganacsatada deegaanka in loo istaago sidii wax looga qaban lahaa Buundada kahor inta aysan bur burin, una baahan in lagu sameeyo dib u dayactir xooggan.

Maxamed Kaafi 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo u diray xuska 60 guurada aas aaska ciidanka xoogga dalka

Next Post

Somali National Army carries out large operation against Al-shabaab malatias in Lower Shabelle region

Next Post
Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo  walxaha qarxa laga soo buuxiyay

Somali National Army carries out large operation against Al-shabaab malatias in Lower Shabelle region

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Jubbaland, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan...

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In