Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay war been abuur ah oo NISA ay ka qoreen wargeysya ka soo baxa Kenya

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay war been abuur ah oo NISA ay ka qoreen wargeysya ka soo baxa Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay warar been abuur ah oo qaar kamid ah warbaahinta Kenya ay ka tabiyeen taliska Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA,kaasi oo lagu daabacay wargeysyada The Star iyo The Standard ee ka soo baxa dalka Kenya.

Waxaa ay sheegtay dowladda Soomaaliya in warkaasi been abuur uu yahay,waxaana ay ku tilmaantay weerar lagu bartilmaameedsanayo dowladda iyo hay’adeheeda.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA waxaa ka go’an in ay sii waddo dagaalka lagula jiro maleeshiyada Al-shabaab,sidoo kale wararka been abuurka ah warbaahinta Kenya ay tabisayna waa mid la doonayo in lagu dhaawoco Hay’adda”. ayaa lagu yiri warkan ay soo saartay Dowladda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in laga fogaado wararka borobogaanka ah oo la xiriira NISA,sidoo kale warbaahintu waxay ku boorisay in aragti fiican ay ka qaataan arrintan oo kale,islamarkaana ay ka fogaadan war aan la hubin oo bulshada marin habaabin kara.

Previous Post

Dowladda Oo Xaqiijisay in ay soo Kordheen Xaalado Cusub oo COVID-19 Ah

Next Post

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

Next Post
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In