Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu danbeeyay tirada dadka uuu soo ritay xanuunka Corona Virus

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Wararkii ugu danbeeyay tirada dadka uuu soo ritay xanuunka Corona Virus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus  ayaa gaaray 154,000 xaalad oo adduunko idil ah, sida laga soo xigtay jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland.

Gudaha Mareykanka dadka uu haleelay xanuunkan ayaa gaaray 700,000, hakaka Tirada dhimashada lagu sheegay 37,000.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Dalka Spain tiradda guud dadka uu ku dhacay Cudurkan waxay gaartay 190,839, tirada dhimashaddana waxaa la sheegay 20,002, halka tiradda ka bogsatay ay gaartay 74,797.

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in 27 kiis oo hor leh kuwaasi oo qaba coronavirus, sida la  xaqiijiyay dhammaan dadkan waxay ka yimaadeen gobolka waqooyi-bari ee xadka la leh Dalka Ruushka.

Ugu danbeeyntii Tiradda guud dadka Caalamka ee qaba xanuunkan ayaa gaaray 2,251,768 halka dhimashad ay mareyso 154,000 sidokalana 574,383 dad gaaraya ayaa bogsooday xanuunkan halista ah ee sameeyay inta badan dadka Caalamka.
Previous Post

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

Next Post

Guddoonka Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Jamhuuriya

Next Post
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

Guddoonka Golaha Shacabka iyo Mas'uuliyiin kale oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Jamhuuriya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In