Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay sida uu u sii xoogeysanayo qatarta cudurka halista ah ee Caronavirus

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  oo shir jaraa’id kuqabtay Muqdisho ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay cudurka Coronavirus oo ku fidiya dalka iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo aan ku wada dhaqmin talaabooyinka ka hortagga iyo is go’doominta, maadaama qaarkood aanay ku baraarug sanayn haliska cudurkan.

Wasiir Maareeye oo shacabka Soomaaliyeed uga digey halista Coronavirus oo ku baahaya dalka ayaa sheegay iney aaminsanyihiin jiritaanka kiisas fara badan oo Coronavirus oo aan ka ahayn kuwa Wasaaradda Caafimaadku diiwaan gelisay, wuxuu tilmaamay in la raaco fariimaha caafimaadka oo dadka ku dhinta magaalooyinka xanuunku ku badanyahay  xogtooda Dowladda lala wadaago si loo baaro kooxaha caafimaadkuna u aasaan.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Wasiirka ayaa xusay inuu aad uga xunyahay in kiisaska ugu badan ee maalinlaha loo diiwaangelsho ay ugu horayso Soomaaliya marka labarbar dhigo wadamada Deriska ah, yaraynta faafka cudurkan ayuu sheegay inuu ku xirnaan doono hadba sida shacabku u qaataan wacyigelinta hay’adaha Caafimaadka.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladdu ay diyaarinayso cusbitaalada Martiini 2 iyo Martiini 3 oo lagula tacaalayo dadka COVID-19 uusoo rito.

Halkan ka daawo muuqaalka Wasiirka 

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/927569457693155/

Previous Post

Xaalado xagga nolosha ah oo ka jirta magaalada Qardho  “SAWIRRO”

Next Post

Ku Dhawaad 20 Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Ku Dhawaad 20 Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay “SAWIRRO”

Ku Dhawaad 20 Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay “SAWIRRO”

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In