Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada ka wadaan Bakool oo lagu qabtay Xudur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada ka wadaan Bakool oo lagu qabtay Xudur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu bogaadinayey guulaha ay gaareen ciidamada xoogga dalka iyo jabka ay u geysteen maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu qabtay magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool.

Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka, Culimaa’udiinka iyo haweenka ayaa ka qeybgalay kulankaan lagu dhiiragelinayey howlgallada ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 9 aad qeybta 60 aad ee gobolka Bakool ay ka wadaan deegaannada Xudur hoostaga, kuwaasi oo maleeshiyada Al-Shabaab uga sifeynaya deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu.

Related posts

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

June 28, 2026
Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026

Kulankaan oo lagu qabtay bartamaha magaalada Xudur waxa loogu mahadceliyey Taliyaha guutada 9 aad ee gobolka Bakool iyo saraakiishiisa, waxayna hogaanka sare ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya u soo jeediyeen in ciidamada hogaan looga dhigo dhallinyarada wax baratay oo howlkarka.

Odayaasha dhaqanka ee kulanka soo abaabuley ayaa wacad kumaray in ay hiil iyo hooba la garab taaganyihiin ciidamada, isla markaana wadashaqeyn fiican ay kala dhaxayso.

Previous Post

Madaxweynaha JFSoomaaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Next Post

Matooro biyaha lagu dhuro oo la geeyay xaafadda Hantiwadaag ee Jowhar oo ay biyo fadhiisteen “SAWIRRO”

Next Post
Matooro biyaha lagu dhuro oo la geeyay xaafadda Hantiwadaag ee Jowhar oo ay biyo fadhiisteen “SAWIRRO”

Matooro biyaha lagu dhuro oo la geeyay xaafadda Hantiwadaag ee Jowhar oo ay biyo fadhiisteen “SAWIRRO”

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

June 28, 2026
0

Guusha dowlad kasta waxaa ugu dambeyn lagu cabbiraa saameynta ay ku yeelato nolosha shacabka. Waxbarasho tayo leh, adeeg caafimaad, shaqo-abuur,...

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wafdi heer sare ah oo ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirkii...

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

Taliye Mahad Salaad oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Cabudwaaq

Taliye Mahad Salaad oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Cabudwaaq

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In