Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 3.4 milyan oo qof ayaa Qaba Cudurka CoronaVirus Adduunka oo dhan

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
In ka badan 3.4 milyan oo qof ayaa Qaba Cudurka CoronaVirus Adduunka oo dhan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada dadka uu ku dhacay Coruna Virus ayaa kor u dhaaftay 3 milyan iyo 400 kun adduunka oo dhan, sida lagu sheegay mareegta Worldometer oo ku takhasustay la socodka dhibanayaasha fayraska Crona.

Sidoo kale jaamacadda Job Hongkzen iyo hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa iyaguna siyaabo kala duwan u sheegay maanta oo sabti ah in tirada dadka laga helay Crona oo caalamka oo dhan ku nool ay gaartay 3, 401,394.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Mareykanka ayaa kaalinta koowaad ka galay dalalka adduunka ugu badan marka laga hadlayo tirade dadka u jiifa cudurkan oo tiradoodu gaarayso 1,131,492.

Waxaa ku xiga oo kaalinta labaad ku jira dalka Spain iyadoo dadka Crona Virus la nool waddankaasi ay haatan gaarayaan 242,988.

Sidoo kale Talyaaniga ayaa galay kaalinta sadexaad iyadoo dadka cudurku ku dhacay dalkaasi ay noqdeen 207,428.

Sidoo kale Dawladda Britain ayaa iyaduna gashay kaalinta afaraad waxaana cudurks laga helay 177,454.

Dawladda Faransiiska ayaa ku jirta kaalinta shanaad ee tilmaamaysa in dad badan oo dalkaasi ku nool laga helay cudurka Crona, dadkaas oo tiro ahaan noqday 167,246.

Jarmalka ayaa galay kaalinta lixaad iyadoo tirade dadka la nool Crona Virus ee dalkaasi ku nool ay gaarayaan  167,77.  Sidoo kale Turkiga waxa uu isna ku jiraa kaalinta 7-aad iyadoo laga helay dad qaba cudurkan oo gaaraya 122,392.

Russia waxay gashay kaalinta sideedaad oo tilmaamaysa dadka cudurku ku dhacay oo tiro ahaan gaaraya 114,431.

Dawladda Iran oo kamid aha dalalka sida adag ula dagaalamay faafitaanka cudurka Crona Virus ayaa ku jirta kaalinta sagaalaad waxaana dadka cudurkan qaba ee dalkaasi ku nool ay gaaraayaan 95,90,646.

Dadka caaalamka oo dhan u dhintay cudurka halista ah ee Corona Virus ayaa lagu sheegay 239,615 ,  Sidoo kale waxaa cudurka ka bogsooday ama ka kacay 1.8 milyan 816 caalamka oo dhan.

Previous Post

Hogaamiyaha Mucaaradka Liibiya General Hafter oo Ku Dhawaaqay Xabbad Joojin

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee Isbitaalka Martiini

Next Post
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee Isbitaalka Martiini

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee Isbitaalka Martiini

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In