Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo daawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay kismaayo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wafdi ka socda Xafiiska R/wasaaraha XFS oo siday daawooyin  iyo qalab kale oo loogu talagalay ka hortagga caabuqa Covid19 , ayaa gaaray Magaalada kismaanyo oo xarun u ah dowlad Goboleedka  J/land.

Wafdigan oo ay garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyeen qaar ka mid ah maamulka dowlad goboleedka iyo kuwa caafimaadka,waxaa  qeyb ka ahaa xubno loogu talagalay in ay soo darsaan baahiyaha caafimaad ee ka jira,halkaasi iyo la socodka  xarumaha loo diyaariyay in lagu daryeelo dadka caabuqu oo so rito .

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

Maamulka jubbland ayaa noqonaya kii afraad ee deeq ceynkaan oo kala ah ka hela xafiiska Madaxa Xukuumad soomaaliya oo kal hore u balan qaaday maamulada gobolada in la siin doono wixii agab caafimaad ah oo lagu xakameynaayo   covid19 .

Tags: Dowladda Soomaaliya oo daawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay kismaayo
Previous Post

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle oo baaq u jeedisay dadka ku dhaqan hareeraha webiga.

Next Post

Ololaha wacyi-galinta bulshada Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Next Post
Ololaha wacyi-galinta bulshada  Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Ololaha wacyi-galinta bulshada Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In