Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha wacyi-galinta bulshada Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ololaha wacyi-galinta bulshada  Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta ย dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Dowladda Soomaaliya Cusmaan aadan Dhuuboow,Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi iyo Gudddoomiyaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadirย  ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay maanta oo axad ah kormeer ay ugu kuur galayeen sida ay usocdaan ololaha wacyigelinta ku tageen Degmooyinka Shangaani,C/Casiis Iyo Boondheere .

Kormeerkaan ayaa ah mid lagu boorinayo ololaha wacyigelinta ee ka soconaya ย dhammaan Degmooyinka Gobolka Banaadir si looga hortago Cudurka ku sii fidayo dalka ย ee Karoona Feyrus waxaana iska kaashanayo Wasaaraddaha Warfaafinta,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,Caafimaadka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday olole Balaaran dalka oo dhan oo lagu wacyigelinayo bulshada sidii layskaga kaashan lahaa xakameynta cudurka Covid -19.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo daawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay kismaayo

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In