Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudigga Gurmadka Fatahadaha Baardheere oo kun qoys u qeybiyey kaalmo lacageed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Gudigga Gurmadka Fatahadaha Baardheere oo kun qoys u qeybiyey kaalmo lacageed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoysaska ka faa’ideystay kaalmada lacageed oo ah qoysaskii deganaa qaar ka mid ah xaafadaha Baardheere ee ay saamaysay, kuna barakacay fatahaadii uu sameeyey webigga Jubba ayaa qoyskasta wuxuu helayaa lacag dhan $60,lacagtaas oo maanta lagu wareejiyey shirkadda Hormuud Baardheere .

Lacagtani waxay qeyb ka tahay $80 kun oo baaqi ka ahaa deeqdii lacageed ee Dowladda Federaalka soo gaarsiisey Baardheere, barakacayaasha ayaa lacagtani waxay ku gaari doontaa hab EVC.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Gargaarkani ayaa noqonayaa kii ugu horeeyey oo ay helaan Qoysaska faraha badan ee ka barakacay guryahooda.

Axmed Cumar Saalixi

Baardheere Gedo

Previous Post

Diyaarad siday agab looga hortagayo fatahaadda webiga Shabeelle oo Beladweyne ka degtay “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Next Post
Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In