Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay dhammaan Xaafadaha Baladweyne+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay dhammaan Xaafadaha Baladweyne+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Wabiga Shabeelle ayaa hadda si buuxda ugu fatahay xaafadaha magaalada beledweyne ee gobolka Hiiraan halkaas oo wariyaasheenu soo warinayaan in isku socodkii uu joogsaday oo biyuhu si xooggan u dhex marayaan magaalada.
Dadku badankood waa ka baxeen magaalada waxaase jira dad wali ku go’doonsan .
Maalmihii la soo dhaafay waxaa jirtay cabsi laga qabo fatahaadda maadaama roobab xoogani da’ayeen

Hadaba qaar ka mid dadka ku nool Magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saakay ka barakacaya ka dib Fatahaada wabiga Shabeele uu ka wado gudaha Magaalada waxaana sii kordhaya biyo baxa uu sameeynayo

Xaafadaha Magaalada iyo inta badan wadooyinka ayaa saakay waxaa buux dhaafiyay biyo farabadan iyadoo wali ay socdaan dadaalo lagu xakeynayo biyaha  waxaana sii kordhaya Cabsi laga qabo inay dhacaan  fatahaaddo  qasaaro  geysta.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maamulka gobolka Hiiraan ,kan degmada Baladweyne ,ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo iskaashayo ayaa wado howlo caro tuur loogu sameeynayo goobaha uu Fatahaada kawada Wabiga ee Duleedka Magaalada .

Sidoo kale Maamulka Gobolka ayaa ilaa iyo xalay howlaha biyaha lagu  xerayo ka waday duleedka Magaalada iyo goobaha laga qabsi qabo inuu fatahaad ka sameeyo Wabiga waxaana uu maamulka uu shacabka ku booriyay in la xoojiyo iskaashiga si looga hortago fatahaadaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda wada dadaalo garab xooggan lagu siinayo bulshada heer Hiiraan si layskaga kaashado xeritaanka goobaha uu wabiga shabeele fatahaada uu kawado waxaana ay geystay agab loogu hortago fatahaaada.

S/Q Ibraahim Muxumed Geedi

Previous Post

Dhallinyaro ku baaqay in lajoojiyo dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday Shabeellaha dhexe+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Waare oo kulan hab muuqaal ah la qaatay Xubo ka tirsan Beesha Caalamka

Next Post
Madaxweyne Waare oo kulan hab muuqaal ah la qaatay Xubo ka tirsan Beesha Caalamka

Madaxweyne Waare oo kulan hab muuqaal ah la qaatay Xubo ka tirsan Beesha Caalamka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In