Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wabiga shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hor leh oo hoostaga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay +sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wabiga shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hor leh oo hoostaga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay +sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tuulooyinka Buur-fuule, Oobaale, Diinlaaw, Timire hurawa,  Kaluundi iyo kuwa kale ayaa  waxaa lasoo sheegayaa inay gaareen Fatahaada wabiga Shabeelle oo maalmahii lasoo dhaafay ku fatahay deegaano hoostaga Degmada mahadaay.

Biyaha yaa gaaray ilaa iyo kun hegtar  oo xiligaan dalagyo kala duwan ay ku beernaayeen waxaana dhammaan ay biyaha xaalufiyeen waxyaabihii ku beernaa.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026

Cabdullaahi Yuusuf Xuseen oo ah  Gudoomiyaha Tuulada Buurfuule oo kamid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay  in xilgaan Tuuladiisa ay ubaahantahay in la magacaabiyo guddiga  sidii biyaha wabiga loola tacaali lahaa waxaana sidoo kale uu  sheegay  in xitaa aysan heysan  jawaano lagu caro tuuro  biyaha si loo celiyo.

“Waxaan ku dadaaleynaa sidi aan u celi laheyd Biyaha mana heysano wax jawaano ah oo aan Biyaha nku Celino sidaa daraadeed waxaan iska kaashaneynaa la tacaalidooda “Sidaas ayuu yiri Cabdullaahi Yuusuf Xuseen.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Xaji Isgoowe ayaa sheegay  inay ka awood badatay fatahaada dadka ku nool Jowhar iyo  Mahadaay  islamarkaana ay halis ku jiraan loona baahanyahay in Dowlada Dhexe ee dalka ay ka garabsiiso sidii looga hortagi lahaa qasaaro ka dhaso wabiga shabeelle uu geesanayo.

Tags: Wabiga shabeelle oo ku fatahay  Tuulooyin hor leh oo hoostaga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay +sawirro
Previous Post

Madaxweyne Waare oo kulan hab muuqaal ah la qaatay Xubo ka tirsan Beesha Caalamka

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In