Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga heer qaran ee wacyi galinta Covid-19 oo yeeshay kulan is xogwareysi ah+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga heer qaran ee wacyi galinta Covid-19 oo yeeshay kulan is xogwareysi ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 oo Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa iska wareysatay guulihii guddiga gaaray 2-di todobaad ee la soo dhaafay.

Xubnaha shirka goob-joog ka ahaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ahna guddoomiyaha guddiga wacyigalinta ee cudurka Karoona Feyruska,Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan, Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed saciid Cabdullaahi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) iyo ku xigeenada maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

July 16, 2026
Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026

Guddiga ayaana shacabka ugu baaqay inay qaataan fariimaha caafimaadka si loo xakameeyo faafitaanka cudurka covid-19 oo saameyn ku yeeshay dalka.

Sidoo kale guddiga ayaa isla qaatay in la xoojiyo dadaalada looga hortagayo cudurka safmareenka ah covid-19.

Tags: Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 oo yeeshay kulan is xogwareysi ah+Sawirro
Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

Next Post

Maamulka Gobolka Gedo oo howlo kormeer ah ku tegay saldhiga booliska degmada Luuq “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Gedo oo howlo kormeer ah ku tegay saldhiga booliska degmada Luuq “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Gedo oo howlo kormeer ah ku tegay saldhiga booliska degmada Luuq “SAWIRRO”

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In