Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer ku tagay xarunta wacyigalinta Covid-19+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer ku tagay xarunta wacyigalinta Covid-19+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan qaar ka mid ah guddoomiye ku xigeenada maamulka gobolka abanaadir ayaa howla kormeer ah ku tagay xarunta wacyigalinta cudurka halista ah ee Covid-19 oo ay ku diyaarsanaayeen howl wadeena heegan ugu jiray waajibaadkii loo igmaday ee la xariira wacyigalinta ka hortaga faafitaanka Coronavirus.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa warbixin ka dhageystay howl-wadeenada xarunta waxaana ay sheegeen in xaruntaa ay shaqeyso 24-saacood oo ah habeen iyo maalin iyagoo shaqaalaha look ala qeybiyay.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar (Filish) ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada howlaha nab=f badbaadinta leh oo loogu hortagayo faafintaan cudurkaan safmareenka ee Covid-19 waxaana uu kula dar daarmay inay sii labo jibaaraan howshaan ay u hayaan shacabkooda Soomaaliyeed.

“Waxaan shacab weynaha caasimada aan ugu baaqay markale in raacaan talooyinka caafimaadka ee logu xakameynayo xanuunkaan dhibaatada ba’an ku haayo caalamka ee Karoona Soomaaliyana ay ka mid noqotay wadamada uu saameeyay “ayuu yiri guddoomiye cumar Filish.

“Waxaan aamin sanahay hadii la qaato tilmaamaha laga bixinayo halista cudurkaan inaan ka  mid noqon karno dalalka ugu horeeyo ee ka guuleysta  wal-walka iyo dhibaatada uu leeyahay cudurkaan covid-19” ayuu ku daray guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar (Filish).

Tags: Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer ku tagay xarunta wacyigalinta Covid-19+Sawirro
Previous Post

Gobolka banaadir oo howlo buufin ah ka sameeyay suuq-bacaad +Sawirro

Next Post

Bulshada ku dhaqan Garbahaarey oo ay soo food saartay Biyo la’aan baahsan+Sawirro

Next Post
Bulshada ku dhaqan Garbahaarey oo ay soo food saartay Biyo la’aan baahsan+Sawirro

Bulshada ku dhaqan Garbahaarey oo ay soo food saartay Biyo la’aan baahsan+Sawirro

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In