Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Bayle: oo soo dhaweeyay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Bayle: oo soo dhaweeyay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasinka Bangiga Aduunka ayaa ansixiyay 137,5 milyan oo doolar oo lagu taageerayo ka hortaga Covid19 iyo xaaladaha Bani aadamnimo ee ka dhashay fataahada Soomaaliya.

Qoraalka ka soo baxay Bangiga Aduunka ayaa lagu sheegay in Bangiga oo ka jawaabaya xaaladaha adag ee Soomaaliya ka jira sida la tacaalida Covid19, Fatahaadaha iyo abaaraha muda dheer k jira Soomaaliya ay isku raaceen bixinta lacagtan oo deeq ah si loogu taageero Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirta la tacaalida dhibaatooyinkan.

Related posts

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026

Sanduuqa Hormarinta Caalamiga ah ee Bangiga oo soo marinaya Mashruuca ka jawaabida xasarada Soomaaliya ayaa bixinayaa dhaqaalahan.

Soomaaliya oo muda 30 sano ah ku jirtay colaado, Abaar iyo dhibaatooyinka aafeeyay hey’adaha muhiimka ah ayaa wajahday cudurka Safmarka ah ee Covid19.

Mashruuca ka jawaabida xasaradaha Soomaaliya oo bixinaya lacagtan waxaa looga talagalay in ay gaarto dadka 1.7 milyan (Hal milyan iyo Todoba boqol oo qof).

Waxaa ku jira 20 milyan oo doolar oo si deg deg loogu taageerayo latacaalida cudurka Covid19 .

Bangiga Aduunaka ayaa Xafiiska Ra’isulwasaaraha XFS ku amaanay hogaaminta dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixinayso ka jawaabida dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha iyo latacaalida Covid19.

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ayaa uga mahad celiyay deeqdaan Bangiga aduunka siinayo Soomaaliya.

Bishii Maarso Bangiga Aduunka iyo Hey’adaha Dhaqaalaha Caalamiga ayaa sheegay in Soomaaliya u qalanto in laga cafiyo daymaha taasoo irdaha u furaysay kaalmooyinka Dhaqaale iyo mashaariic Hey’adaasi siiyaan Soomaaliya si ay u soo kabato una gaarto isku filnaan waxaana arintaasi ku timid dadaalkii dib u habeynta maamulka Maaliyadda oo sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Tags: 5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay SoomaaliyaWasiir Bayle: oo soo dhaweeyay 137
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

April 30, 2026
0

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

April 30, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In