Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax lagu dilay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntiland oo ka dhacay Gaalkacyo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Qarax lagu dilay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntiland oo ka dhacay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax ismiidaamin ah  ayaa goor dhaw  lagu dilay Gudoomiyahi gobolka Mudug ee maamulka Puntland,  Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur (Daba-kariix), xili uu ka soo baxay shir looga hadlayay amaanka magaalada Gaalkacyo oo ka dhacay xarunta gobolaka.

Waxa uu warka intaasi ku darayaa in qaar kamida ilaalada gudoomiyaha iyo dad shacab ah ay wax ku noqdaan qaraxa oo ahaa  mid ismiidaamin ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo ka dhacay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo ka dhacay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaana sheegatay mas’uuliyada weerarka.

Dawladda Federal-ka Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerarkan argagixiso maanta.

Tags: Qarax lagu dilay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntiland oo ka dhacay Gaalkacyo
Previous Post

Ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda oo waxyeello u geystay Al-Shabaab

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo amar ka soo saaray agab ka soo dega Dekeda Boosaaso

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo amar ka soo saaray agab ka soo dega Dekeda Boosaaso

Madaxweynaha Puntland oo amar ka soo saaray agab ka soo dega Dekeda Boosaaso

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo ka dhacay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo ka dhacay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa maanta furay munaasabad lagu...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay u qaybsanaha arrimaha difaaca ee Safaaradda Masar ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay u qaybsanaha arrimaha difaaca ee Safaaradda Masar ee Soomaaliya

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In